Course description

Kooraskan waxa uu ardayga udiyaarinayaa barashada xisaabta gaar ahaan, dhisida, sharaxa iyo sababayntooda. kooraskan wuxuu koobayaa Tirooyinka, Aljebrada, Hordhaca Qaababka iyo Dululaatiga,cilmi Xogeedka iyo Xisaabaadka ganacsiga oo la fududeeyey mid walba.

What will i learn?

  • Ku shaqaynta xisaabfallada iyo abla ablayntooda.
  • Fududaynta iyo furfurista tibxaalayaasha iyo isleegyada toosan.
  • Qeexida shaxanada aasaasiga ah; dhisidda iyo ku shaqaynta xariiqyada iyo xaglaha.
  • Ururinta, soobandhigidda xogta iyo xisaabinta celceliska.
  • Xisaabinta macaashka, khasaaraha, dhimida, dillaalka iyo boqolleydooda.

Requirements

  • Dhameeyay Waxbarashada Dugsiga Sarre

Mohamed Hassan Abdi

Free

Lectures

40

Quizzes

1

Skill level

Intermediate

Expiry period

Lifetime

Certificate

Yes

Related courses